Mrs.Caroline Van Buren oo booqasho ku timid Somalia & Guddoomiye Yariisow oo qaabilay (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xarunta dawladda hoose kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), Ms.Caroline Van Buren. Guddoomiyeha iyo madaxa UNHCR ayaa ka wada hadlay xaaladda barakaceyaasha iyo dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho . Waxaa uu Guddoomiye Yarisow si … Continue reading Mrs.Caroline Van Buren oo booqasho ku timid Somalia & Guddoomiye Yariisow oo qaabilay (Daawo Sawirro)